Skip to content

Green color

Random Video

    "Simple Image Rotator" error! Please check the module settings and make sure you have entered a valid image folder path!

Online Meida

SOMALI CHAMPIONS LEAGUE TORONTO 2010 PDF Print E-mail
Written by Yusuf   
Tuesday, 02 February 2010 00:50

Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qaban donaa tartankii kubadda cagta ee la magac baxay Somali Champions League ee sannaka ee 2010.
Tartankan oo sannadkan ka xiiso badan kuwii hore ayaa waxaa qaban qaabinaya Somali N. America Sports Diaspora.

Ciyaarahan oo ka dhici doona  garoonka weyn ee Centennial Park Stadium Bisha July 5-18, 2010, ayaa waxaa ka soo qeybgali doona 12 kooxood oo kal kala socda Canada,  USA iyo Yurub

Kooxaha  dibadda ee ka soo qeybgalaya  tartankan ayaa waxaa loo sheegayaa iney sida ugu dhaqsaha badan ay araajidooda u soo qortaan Una soo diraan ugu dambeynti April 5,2010.

Wixii ka dambeya taariikhadan kor ku xusan lama aqbali doonto araajida.
Koox waliba waa iney  soo buuxisaa warqadda arjiga ee halkan ku lifaaqan, iyadoo si toos ah ugu diraysa  Email: tuke99@hotmail.com
Wixii faa-faahin ee dheraad ah la xiriir Guddoomiye Hassan Tuke 647- 449-3610

Tartankan ayaa waxaa si weyn u taageyrsan dhamaan xiddigihii hore kubadda cagta ee North America.

F.G. Halkan ka daawaco

Araajida (Registration Form)

Sharuucda(Rules and regulations)