| TACSI: Walaalkeen Cabdiraxiim Cali Diiriye oo Aabihii ku geeriyooday magaalada London |
|
|
|
| Written by Yusuf |
| Tuesday, 02 March 2010 00:31 |
|
INNAA LILAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaan halkaan tacsi uga direynaa walaalkeen saaxiibkeen Cabdiraxiim oo ka mid ahaan jirey ciyaartooydii hore ee Kooxda Madbacadda Qaran (MBC Club) oo Aabihii Marxuum Cali Diriye geeriyooday galabta magaalada London Allaha u naxariistee Aamiin Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladeeda iyo qaraabadii reer Cali Diriye meel kasta oo ay joogaan, islamarkaana la filayaa in marxuumka lagu aaso magaalada London maalinimada Berito hadii Allah idmo, balse wixii ku saabsan duugta kale xiriir Qoyska insha Allah Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu janadii ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan naga wada siiyo. AAMIIN AAMIIN |