| SOMALI CHAMPIONS LEAGUE TORONTO 2010 |
|
| Written by Yusuf |
| Tuesday, 02 February 2010 00:50 |
|
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qaban donaa tartankii kubadda cagta ee la magac baxay Somali Champions League ee sannaka ee 2010. Tartankan oo sannadkan ka xiiso badan kuwii hore ayaa waxaa qaban qaabinaya Somali N. America Sports Diaspora. Ciyaarahan oo ka dhici doona garoonka weyn ee Centennial Park Stadium Bisha July 5-18, 2010, ayaa waxaa ka soo qeybgali doona 12 kooxood oo kal kala socda Canada, USA iyo Yurub Kooxaha dibadda ee ka soo qeybgalaya tartankan ayaa waxaa loo sheegayaa iney sida ugu dhaqsaha badan ay araajidooda u soo qortaan Una soo diraan ugu dambeynti April 5,2010. Wixii ka dambeya taariikhadan kor ku xusan lama aqbali doonto araajida. Tartankan ayaa waxaa si weyn u taageyrsan dhamaan xiddigihii hore kubadda cagta ee North America. F.G. Halkan ka daawaco |